Sawiro Qurux badan oo laga soo qaaday qeybta Cusub ee VIP Isbitaalka Cadaado iyo Bulshada Magaalada oo soo dhaweysay

0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa xarigga ka jaray qeybta V.I.P-da ee isbitaalka magaalada cadaado.

Munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiiro, iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug, iyo Marti Sharaf kale.

Qeybtaan cusub oo loogu talagalay in lagu dabiibo dadka madaxda ah,  waxaana bixiyey dhaqaalaha lagu dhisay qeybtaan bulshada degmada cadaado, waxaana arintaan aad u soo dhaweeyey madaxdii iyo martidii ka soo qeybgalay Munaasabafa Furitaanka.

Qeybtaan ayaa ka kooban ilaa lix qol iyo lix musqulood iyo barando, waxaana loo dhisay si casri ah.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

DSC036971-768x576 DSC036991-768x576 DSC037061-768x576 DSC037131-768x576 DSC037141-768x576 DSC037161-768x576 DSC037171-768x576 DSC037201-1024x768 DSC037221-768x576 DSC037251-768x576 DSC037261-768x576 DSC037271-768x576 DSC037311-768x576 DSC037331-768x576 DSC037371-768x576 DSC037381-768x576 DSC037431-768x576 DSC037441-768x576 DSC037531-768x576