DHAGEYSO:- Xoolo dhaqato isaga guuray deegaano ka tirsan Gedo ka dib markii ay hal Arrin ku arkeen

0

Xoolo dhaqatada ku nool deegaanada Gobolka Gedo ayaa bilaabay iney isaga Cararaan deeganadooda una guuraan deegaano ka tirsan Gobolada Jubooyinka.

Xoolo dhaqatadaan ayaa sheegay in dhibaatooyin joogto ah ay kala kulmeen Ciidamada Dowlada Kenya e ku sugan Baardheere iyo deegaano kale.

Waxay sheegeen in dhulka ay ku nool yihiin ay qaati ka taagan yihiin xoolaha iskaba dhaafee ayaga iney ku noolaadaan.

Waxay sidoo kale sheegeen in aysan wanaagsaneyn in dhulkaan ay ku noolaadaan Xoolaha ayna go’aansadeen in ay ka baxaan deegaanka oo ay aadaan deegaano kale oo ay ka helaan waxay doonayaan.

Hoos ka Dhageyso Codadka Xoolaha dhaqatada:-