DHAGEYSO: Toos Muqdisho..Kulan weyne lagu cambaareynaayay xasuuqa Kenya oo la qabtay

0

Waxaa i soo taraya baaqyada ay soo jeedinayaan odayaasha,aqoonyahanada iyo siyaasiinta kaasoo ku aadan dhibaatada ciidamada Kenya ay ka wadaan gobolka Gedo.

Hadaba magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan aad u balaaran oo lagu cambaareynayay xasuuqaasi Kenyaatiga ay ka wadaan Soomaaliya

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixintaan