DHAGEYSO:-AMAR: Hadii aadan aheyn Somalilander mudo 30-cisho waa inaad uga baxdaa dhamaan deegaanada maamulkaas+Xiisad kacsan

0

Ciidamada booliska maamulka Somaliland Ayaa bilaabay in ay ka saran deegaanada uu maamulkaasi ka arimiyo dadka aan sharciga heysan.

Qof walbo aan u dhalan gobolada waqooyiga Soomaaliya isla markaana aan heysan sharci waa inuu ka baxaa dhulka Somaliland 30-cisho gudaheed.