Daawo Sawirada Al-Shabaab oo soo bandhigay gaadiidka iyo hubkii ay ka qabsadeen Kenya iyo Meydad Kale

0

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah Sawirada gaadiidkii Ciidamada Kenya looga qabsaday Weerarkii deegaanka Ceelcade ee Gobolka Geddo.

Al-Shabaab ayaa gaadiidka qaar gubay iyo sidoo kale qaar kalena si toos ah u qabsaday.

Gaadiidka gaashaaman ee Ciidanka Kenya iyo kuwa kale sida Cabdi Bilaha iyo Landroverka ayaa ku jira, waxaana dhamaan gaadiidka Milatari ku buufsan calamada Midowga Afrika ee AU waxay hada ku jiraan gacanta Al-Shabaab.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

al0-1 al1-1 al2-1 al3 al3-1 al4 al4-1 al6 al7 al8 al10 al11 al12 al13 al14 al15 al16 al17 al18 al19 al20 al21 al22 al23 al24 al-1 k m1-2 m3-2 m8-1 m8-2 m9-1 m9-2 m10-1 m11-1 m12-1 m12-2 m13-1 m-2