DAAWO:- Amiin Caamir oo Soo Saaray Sawir micno Dhab ah abuuray iyo Sir Banaanka uusoo dhigay

0

Sawir uu sameeyay Amiin Caamir ayaa sameeyay micno gaar ah, isaga oo kusoo aaday iyadoo beelo qaar ay isaga baxeen shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Sawirka ayaa muujiyay in Dowlada Soomaaliya gaar ahaan wasiir Odowaa uu uga shaqeynayo in Faarax C/qaadir loo doorto madaxweynaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Sidoo kale wuxuu muujinayaa sawirka sida Galmudug ay ugu guuleysteen iney ka dhigaan hogaanka ugu sareeyo C/kariin Xuseen guuleed.

Hoos ka Daawo Sawirka:-

FAARAX2-copy