TOP NEWS:-DHAGEYSO Axmed Siilaanyo oo Amray in Itoobiyaanka oo dhan xoog looga saaro Dhulka maamulkaasi

0

Dad tiradoodu kor u dhaaftay illaa 300 oo qof oo ajaanib ah ayaa maanta la isugu geeyay xarunta laanta socdaalka ee Somaliland, kuwaas oo la qorsheeyay in loo amba-bixiyo deegaannada iyo dalalka ay ka soo jeedaan.

Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo ayaa amarkaa soo saaray