QEYLO DHAAN: Daawo Beesha Jareer weyne oo dalbatay in Xidiga shanta geesood ee calanka soomaaliya Qeyb laga jibiyo hadii 4.5 lagu dhaqmaayo+Ogow Sababta ay u cuskadeen

0

Shirkaan Jaraa’id oo beesha Jereer weyn ee Waqooyiga Amerika ay qabteen ayay kaga hadleen arimo badan oo lagu dulmayo dadnimadooda waxaana ka mid ah inay la yasay sidaasna ay ku luntay xuquuq badan oo ay dalka ku lahaayeen, waxaana ay dalbadeen hadii sharci laga dhigtay 4.5 in xidigta calanka soomaaliya gees laga jabiyo maxaa yeelay xidigta waa shan geesood sida ay hadalka u dhigeen

Qeybta hoose ka daawo Shirkaan Jaraa’id