DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Ahlu Sunna oo si aan laga fileyn ugu hadashay Shirkii Kismaayo, hal Arrina ku dhawaaqday

0

Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe Cali baashi Faarax Cali oo Wareysi gaar ah siiyay Shabakada Wararka Allgalgaduud.com ayaa ka hadlay fashilkii ka dhacay Kismaayo.

Waxa uu eedeyn kulul u jeedinayay Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu sheegay in ay masuul ka ahayd fshilkaasi.

Waxa uu sidoo kale sheegay in iminka Soomaaliya aysan u madax banaaneyn siyaasadeed isla markaana ay jiraan gacmo shisheeye.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga oo Xasaasi ah:-