DHAGEYSO:- Khudbada Gudoomiyaha Baarlamaanka uu ka jeediyay Xafladii Beydhabo

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo Maanta ka qeyb galay Xafladii lagu Caleemo saaraayay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka koofur galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in Baarlamaankaasi logu baahan iney waxqabad la yimaadaan.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in ay ka shaqeeyaan hormarka, nabad galyada iyo dib u heshiisiinta beelaha dega Deegaanada Koofur galbeed.

Gudoomiye Jawaari ayaa la dardaarmay hogaanka Cusub ee Baarlamaanka maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Khudbada Gudoomiye Jawaari:-