DAAWO WAREYSI: Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo beeniyay in Qori ay ku afduubteen odoyaasha maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada dhexe+Suaalo adag oo laga weydiiyay wax walbo oo ku saabsan Shirka

0

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar dabageed ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya lagula yeeshay magaalada Muqdisho, wuxuuna ka hadlay Arimo badan oo ay ka mid tahay  sida uu ku noqday gudoomiyaha gobolka Hiiraan, waxqabadka gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan iyo shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe.