Xikmado Xaqiiqo Ah Iyo Barnaamijkeenii Kobci Maskaxdaada Oo Aan Kusoo Qaadanay Xulka Nolosha..

0

Xikmado Xul & Xaqiiq ah

1. Marnaba ha ka quusan wax aad si dhab ah u rabto, way adag tahay in la sugo, laakiin waxaa ka sii daran inaad ka shalayto

2. Goortii aad aqbasho qof, waxaad aqbashay wixi ay horay u soo mareen oo dhan. Sidaa darteed, dib ha u soo gocan hana u adeegsan