TOP DHAGEYSO : Ilkaxanaf “Ma Jirro Sharci U dhaxeeya Maxkamadaha Dalka iyo Tan Dhexe”

0

Caydiid ilka xanaf Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa sheegay inuusan jirin sharci cad oo qeexaya Howlaha Maxkamadaha Dowlad goboleedyada iyo Tan Dhexe ee Muqdisho,

 

 

 

DHAGEYSO CODKA :