TOP DHAGEYSO : Jubbaland Oo Si Rasmi Ah ugu Dhawaaqday xiliguu Furmayo Shirka Kismaayo, Kadib Tagitanka Xasan Shiikh

0

Wasiirka Warfaafinta Jubaland Cabdinuur oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in shirka madasha wada tashiga qaran gelinka hore ee maalinta bari ah ka furmi doono hoolka shirarka.

Mar la weydiiyay in qaar kamid ah wafuudii shirka utimid dib ulaabteen ayuu wasiirku sheegay in wasiirkii arimaha dibada dib ulaabtay balse dantii uu uyimid ay dhamaatay.

Wasiirku wuxuu xusay in arintu arin soomaaliyeed tahay oo Soomaalidu iska leedahay guri soomaaliyeedna lagu qabanayo sidaas darteeda hadii wasiirkii laabtay aysan dhib lahayn.

DHAGEYSO CODKA:

DAAWO MUUQAALKA WASIIRKA: