MUUQAAL : Odayaasha Beesha Xawaadle Oo si Adag oga Horyimid Shirka Ka furmay Jowhar.

0

Odayaasha Beesha Xawaadle ee Magaaladda Baladweyne ayaa si Adag oga Horyimid Shirka Ka furmay Jowhar.

Waxey sheegeen in lagu dulmiyay aysana ka qeybgali doonin.

DAAWO WARBIXIN :