SAWIRO:- Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo soo dhaweeyay Markab siday Qalab Casri ah oo loogu tala galay Garoonka Boosaaso

0

Markabkii ugu horeeyay ee sida qalabka lagu balaarinayo Dekeda Magaalada Boosaaso ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland.

Markanbka ayaa qayb ka ah Maraakiib kale oo sida qalab tira badan,kuwaas oo dhawaan gaari doona Magaalada Boosaaso.

Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Puntland Eng C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar “ Cameey” iyo Masuuliyiin kale o ka tirsan Maamulka Puntlad ayaa markabka soo dhaweeyay oo booqday Dekeda Boosaaso.

Hoos ka Daaow Sawirada:-

IMG_0218-1 IMG_0219 IMG_0221 IMG_0222 IMG_0223 IMG_0225 IMG_0240-1 IMG_0245-1 IMG_0267 IMG_0274 IMG_0279 IMG_0281 IMG_0294-2 IMG_0299 IMG_0301 IMG_0304-1 IMG_0305 IMG_0309-1 IMG_0314 IMG_0315 IMG_0318 IMG_0320 IMG_0323