DHAGEYSO:Taariikh Nololeedki Abwaan Cali Sugulle Cigaal 1933-2016

0

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamij looga hadlayo Taariikhda Allaha u naxariistee Abwaan Cali Sugulle Cigaal oo ay ka qeyb galeen Abwaanno , Xildhibaan Cabdi Xaashi, Wariyayaal caan ah oo ka soo shaqeeyay Radio Muqdisho iyo Warbaahinno kale oo caalami ah, Fannaaniin iyo Dhageystayaal.

 

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso Qaybta 1-aad

Hoos Ka Dhageyso Qaybta 2-aad

abwaan

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media