DEG DEG : Qarax ka dhacay bartamaha Istanbul

0

Waxaa uu qarax ka dhacay degmada ka mid ah Istanbul caanna ku ah dalxiisayaasha, sida wararka ay sheegayaan, iyadoo dhowr qof oo la sheegay in ay ku dhaawacmeen.

Wakaalada Wararka ee dalka Turkiga ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacay degmada taariikhiga ah Ee Sultanahmet Gaar Ahaan meel u dhow Masaajidka Blue Ee Dagmadaasi.

Ambalaaska Ayaa Loola cararay goobta qaraxa iyadoona Halkaasi Ay boolisku ku shamuumeen,