Daawo Sawirada Gudoomiye Jawaari oo si qurux badan Kismaayo loogu soo dhaweeyay

0

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo uu ka mid yahay Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo Xildhibaannada Baarlamaanka u metalaya madatasha Wadatashiga qaran ee doorashooyinka ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo.

Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyey Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo horey u joogay magaalada Kismaayo iyo mas’uuliyiin ka kala tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jubbaland.

Hoos ka Daawo Sawirada sdoo dhaweynta Jawaari:-

IMG_6815-1-1024x683 IMG_6817-1024x683 IMG_6819-1024x683 IMG_6821-1024x683 IMG_6829-1024x683 IMG_6834-1024x683 IMG_6839-1024x683 IMG_6848-1024x683 IMG_6853-1024x683 IMG_6859-1024x683 IMG_6862-1024x683 IMG_6915-1024x683