Aabaha Dhalay Afarta Caruur Iyo Qisadiisa Xanuunka Badan Aad bay Qalbiga u taabaneysaa…

0

Aad bay Qalbiga u taabaneysaa…

Wuxuu dhalay afar caruur ah, wuxuu ahaa nin dan yar ah. Wuxuu rafaad badan u maray siduu u korin lahaa, Waxbarashana u heli lahaayeen. Isagoo uurka ka gubanaya ayuu afka uga dhoolacadeyn jiray sii uga ilaaliyo inay wejigiisa murugo ka aqristaan.