Qiso Cajiib Ah Iyo Ninkii La Weydiiyay Taariikhda Noloshiisa Uusan Hilmaami Karin..!!

0

Nin Ganacsade oo Caan ah oo ku Nool Imaaraatka ayaa la Weydiiyey Taariikhda soo Martay Noloshiisa ee uusan Hilmaami karin, wuxuu yiri:- Habeen Habeenada ka mid ah ayaan Dareemay Welwel iyo Caajis, markaas ayaan is iri bal Xoogaa soo Luga baxso oo Leerta soo Qaado, intii aan Socday ayaan Arkay Masaajid, markaas ayaan Go’aansaday inaan Laba Rakco iska Tukado, ka dibna Masaajidka ayaan galay.