Dhambaal Tcasiyeed: Ex Xildhibaan Maxamed Adan Waayeel Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Xildhibaan Xuseen Warsame Samatar.

0

Inaalillah Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, Waxaan halkan uga tacsiyeenayaa dhamaan Ummada Soomaaliyeed iyo eheladi uu ka baxay Walaalkay ahaana saxiibkay Xildhibaan Xuseen Warsame Samatar oo ku geeriyoday dalka Turkiga,  Allaha Wayne Waxidka ah, haka warabiyo Janatul Fardawsa Kitabkiisana midigta ha uga dhiibo. Aamiin Aamiin Aamiin

Marxuum Xildhibaan Xuseen Warsame Samatar Wuxuu ahaa nin qaaliya oo muwaadin dhab ah, una soo qabtay Qaranka iyo Ummada Soomaaliyed xil wanaagsan laguna xasuusan doono wanaag badan, wuxu ahaa nin afgaaban oo dadkoo dhan jecelyihiin..

W/Q: Ex Xildhibaan Maxamed Adan Waayeel

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media