Daawo : Waa Kuma Amiin Caamir ? / Barnaamij Qiimo Badan oo Laga Diyaariyay.

0

Qoraaga Somaliyeed ee Amiin Caamir ayaa laga sameeyay Barnaamij Qurux badan oo Qeexaya Fikirkisa iyo Mihnadiisa Farshaxanka, waxaana Sidoo kale laga waramay taarikhdiisa,

Wariyayaal kala duwan ayaa ka qeyb qaatay barnaamijka looga waramay Shaqada iyo Fikirka Farshaxaniiste Amiin,

Waxaana wax laga weydiiyay Siduu u arko Howlgalka Ciidamadda Itoobiya ee somaliya oo intabadan uu Farshaxankiisa Oga faaloodo,

FG : Waxaa xusid Mudan iney jiraan dad dhaliilsan ama Si kale u arka Shaqada iyo Fikirka Sawir qaade Amiin Caamir kuwaas oo aaminsan inuu dhinac u jan jeero,

DAAWO BARNAAMIJKAASI,