DAAWO MUUQAAL : Xildhibaan Cabdi Barre Oo Si Adag oga Hadlay Xaaladda Muqdisho & isagoo Weeraray Xasan Sheikh…..

0

Xildhibaan Cabdi Barre Jibriil oo Kamid ah Xildhibaanadda Baarlamanka somaliya ayaa maanta ka qeybgalay Kulan su’allo Lagu weydiinayay Siyaasyiin iyo Masuuliyiin Hore oo ka dhacay Xarunta Jaamacadda Muqdisho ee Magaaladda Boosaso.

Cabdi Barre ayaa soo hadal qaaday Xaaladda siyaasadeed Muqdisho, ka jidha iyo Doorashadda dalka ee 2016.

DAAWO :