TOOS U DHAGEYSO: R/wasaarihi Hore Ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Oo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Siiyay Golaha 1960. (Waxbadan Ogoow)

0

Waxaa xalay marti ku ahaa Golaha Codka Shacabka Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid islamarkaana waxa uu siiyay wareysi aad u xiiso badan oo dhinacyo badan taabanaya.

R/wasaarihi hore Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxa uu ka hadlay waxqabadki Xukuumadiisa ee lahaa dhinacyada badan sida Dib Usoo celinta Ammniga, Siyaasada iyo Dib u Dhiska  Soomaaliya.

Mudane R/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo Xukuumadiisi ayaa ummada Soomaaliyeed haddii ay joogaan dalka iyo haddii ay joogaan dibedda waxa ay ku xasuustaan waxqabad tayo leh, cadaalad iyo sinaan haddii ay noqon lahayeed dhanka Siyaasada iyo dhanka Horumarinta oo gaaray dhamaan Gobolada dalka Soomaaliya.

 

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media