TACSI:– Waxgarad Tacsi Tiiraanyo leh ka dirayo Geerida Marxuum Xildhibaan Xuseen Warsame Samatar.

0

(Innaa Lillaah Wa Innaa Eleyhi Raajacuun !) Waxaa maanta oo ah maalin Axad ah magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ku geeriyoodey Marxuum Xuseen Warsame Samatar oo bilihii u dambeeyey aad ugu xanuunsanaa isla magaalada Istanbuul.

Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Xuseen Warsame ayaa iyagoo aad oga tiiraanyeysan waxaa ka tacsiyeynayo ehelada iyo asxaabta kale ee aan magacyadooda hoos ku xusi doono.

Waxaana ehelada iyo asxaabta Tacsida dirayo ay Marxuumka Eebbe oga baryayaan inuu Janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, eheladdii iyo qoyskii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan waafi ah inuu Eebbe ka siiyo. Aammiin! Aamiin!

Waxaa haddaba ehelada iyo asxaabta Tacsida dirayo ay magacyadoodu kala yihiin sida hoos ku xusan:-

1). Cabdirsaaq Faarax Afdheere

2). Bashiir Nuur Xasan (Looyaan)

3). Cabdirshiid Faarax Afdheere

4). Cabdiweli Saleebaan Cabdi (Cidaancite)

5). Raphael Wittwer

6). Maxamed Cumar Cilmi (Dhegaweyne)