DAAWO VIDEO : Maamulka Goboladda dhexe ee Ahlusunna Oo Dhuusamareb ku soo xiray Shir looga Hadlayo Doorashada Somalia.

0

Magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayuu maamulka Goboladda dhexe ee ahlusunna ku soo gaba gabeeyay Shirweyne ku saabsanaaa arimaha doorashooyinka ee somalia.

Waxaana shirarkaasi ka qeybgalay masuuliyiin Kala duwan ,

DAAWO WARBIXIN :