TOOS U DHAGEYSO: Qaxootiga Soomaalida Ah Ee Ku Nool Dalka Jarmalka Oo Ka Cabanaya In Dowladda Jarmalka U Diiday Inay Siiso Magan Galyo.

0

Qoxooti Soomaali ah ayaa Banaanbax ka dhigay Magaalooyin ku yaalla Wadanka Germany,kuwaas oo sheegay in Dowladda Germany ay u diiday in ay siiso Magan galyo.

Soomaalida Dibadbaxa dhigay ayaa sidoo kale waxaa ay ku hor banaanbaxeen Maxkamadda Sare ee Wadankaasi Germany.

Sababta keentay in Soomaalida Qaxootiga ku ah Germany ay Banaanbax dhigaan ayaa ka danbeysay kadib markii Dowladda Germany ay sheegtay in Qaxootiga ka socda Dalalka Ciraaq ,Siiriya iyo Eritrea.

 

 

 

Hoos Ka Dhageyso

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media