TOOS U DHAGEYSO: Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Ka Gaaray Muqdisho Iyo Shirkii Kismayao Oo Baaqday.

0

Maalinta Bari ah ayaa la filayay in uu ka furmo magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubadda Hoose Shirka Madasha Wadatashiga kaasoo go’aan looga gaari lahaa doorashada 2016-ka ayaa warar hoose waxaa ay sheegayaan in dib uu u dhacay Shirkaasi.

Wararka  ayaa waxaa ay sheegayaan dib u dhaca ku yimid Shirka in ay codsadeen qaar kamid ah Maamul Gobaleedyada dalka ka jira ilaa 12-ka Bishaan.

Dhinaca kale Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka soo ambabaxay Magaalada Kismaayo isagoo soo gaaray magaalada Muqdisho waxa uuna kulamo albaabada u xiran yihiin la qaadan doonaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan.

 

 

Hoos Ka Dhageyso

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media