DHAGEYSO:- Maamulka Gobolka Sh/Dhexe oo Amray in la Xiro dhamaan Iskuulada ku yaallo Gobolka

0

Maamulka Gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegay in la Xiray dhamaan Iskuuladda Waxbarsho ee ku yaalla Degmada Jowhar Sababo la Xariira Shirka Maamulka loogu sameynayo Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha dhexe.

War ka soo baxay Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa lagu sheegay in Iskuulada ku yaalla Magaalada Magaalada Jowhar ay Xirnaan doonaan ilaa la soo Afmeerayo Shirka Maamulka loogu sameynayo Labada Gobol ee kala ah Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.

Jowhar ayaa lagu wadaa inuu dhawaan ka Furmo Shirka Maamul u sameynyta Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe,kaas oo hadda qaban qaabadii ugu danbeeysay ay ka socoto Magaalada Jowhar.

Hoos ka Dhageyso Codka:-