Daawo: Maamulka Gobolada Dhexe Oo Sameeyay Munaasabada Dhalashada Nabigeena Muxammad CSW.

0

Maamulka Ahlu-suna ayaa wacdaro ka dhigay magaalada dhuusa-mareeb ee xaruunta gobalka Galgaduud kadib munaasabad halkaasi ka dhacday.

Madaxweynaha maamulka gobolada dhexe ee Ahlu Sunna Sh Maxamed Shaakir ayaa khudbad dheer halkas ka jeediyay.

Hase ahaatee arimaha ugubka ah ee dadka ka yaabsaday ayaa ah in ciidamo Fardooley ah ay goobta kusugnaayeen.

Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa dhanka kale ka hadashay hadii ay wadahadal la galeyso Maamulka Galmudug State ee uu hogaamiyo Cabdi Kariim Xuseen Guuleed.

 

 

 

Hoos Ka Daawo