CAJIIB:- Miiskuu Ku Cunteeyay Markay Masaxday Ayay Oohin Qabsatay!..

0

Wiil 10 jir ah ayaa waxa uu soo galay maqaayad bunka iyo cuntooyinka fudud laga cuno, kadib ayaa waxa uu fadhiistay miis iyo kursi banaan ahaa, wax yar markuu fadhiyay ayaa gabadhii maqaayada ka shaqaynaysay soo hor dhigtay koob biyo ah.