DHAGEYSO:- Axmed Madoobe oo sheegay in ay u diyaar garoobeen Marti gelinta Shirka Kismaayo ka dhacayo

0

Axmed Madoobe ayaa sidoo kale sheegay in ay diyaariyeen howlalkii lagu shiri lahaa iyo guud ahaan agabbki loogu tala galay Shirka.

Waxa uu sidoo kale sheegay in  Shacaba Reer Jubbaland ay u diyaar garoobeen iney si niyad ah ku marti geliyaan Shirka isla markaana ay u diyaar garoobeen.

10-Bishaan Janaayo ayaa lagu wadaa in Shir uu ka dhaco Magaalada Kismaayo ,waxaana shirkaasi loogu hadli doonaa sida uu qorshuhu yahay nooca doorasho ee dalka Soomaaliya ka dhaceyso.

Shirka ayaa waxaa lagu wadaa iney ka qeyb galaan Madaxda Sare ee Dowlada Federaalka Sooomaaliya, Madaxda Maamul goboleedyada Dalka iyo Xubno ka socda Besha Caalamka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-