Daawo Sawirada sida Madaxweynaha Jubbaland loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado

0

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si heer sare ah waxaa loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado Ee Xarunta KMG u ah maamulka Galmudug,

Soo dhaweynta Masuuliyiinta uu hor kacayo Axmed madoobe ayaa ka qeyb qaatay Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Kuxigeenkiisa, Golaha wasiirada maamulkaasi ,Xildhibaanno iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan eek u nool Cadaado.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Kulan ay Albaabadu u xiran yihiin waxaa uu Madaxtooyada Galmudug uu kula leeyahay Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

1 11 10 9 8 7 6 5 4 3 2