Faarax Cabdi Cashara Oo kamid ah saraakiisha ciidamadda dowladda ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ciidamadda dowladda Ay Ka Hortageen Falal Kala duwan Oo Ay All-shabaab doonayeen iney ka fuliyaan dagmadda Baardheere ee gobolka Gedo.
HOOS KA DHAGEYSO: