SAWIRO:- Ex. Wasiir Ciilmooge oo kulan gaar ah la qaatay Beesha uu kasoo jeedo sababo la xiriira…Kismaayo.

0

Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo maalmahan ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha beesha Kuumade Kablalax oo ah beesha uu ka soo jeedo.

Ciilmooge oo sida wararka lagu helayo u sharaxan xilka madaxweynaha DFS sanadka 2016 ayaa ol’ole ugu jira siduu u heli lahaa taageerada beeshiisa.

DAAWO SAWIRADDA:

11-640x360 7-640x360 5-640x360 4-640x360 3-640x360 2-640x360