“DAAWO WAREYSIGA TODOBAADKA” Dr. Cabdirixmaan Baadiyow ” Dowladda Hadda Jidha Wey fashilantahay”.

0

Gudoomiyaha Xisbig Midnimo Qaran Dr Cabdirahman Baadiyoow, Ayaa ka hadlay Xaaladda Dalka somaliya xilli uu ku suganyahay magaaladda Nairobi Ee Caasimadda Dalka Kenya,

Baadiyow Ayaa si qoto dheer leh oga hadlay Shirkii Looga Hadlayay Hiigsiga Cusub Ee Dhawaan Lagu Soo gaba gabeeyay Magaaladda Muqdisho Ee Caasimadda Somaliya.

Wuxuu sidoo kale fah fahin ka bixiyay aragtidiisa go’ankii dowladda fedraalka ah iyo Baarlamaku ay shaaciyeen ee ahaa in sanadka 2016 aysan doorasho ka dhaceyn Somaliya.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGA: