TOP DHAGEYSO:- Hogaamiyaha Maleeshiyda raaskanbooni Oo Cabaaday, Codsadayna in Doorashada dib loo dhigo.

0

Hogaamiyaha Maleeshiyda raaskanbooni ayaa ka codsaday baarlamaan ku sheegga xaaraanta ah ee raaskanbooni in dib loo dhigo xiliga la qabanayo doorashooyinka madaxtinimada.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in qoraal uu ku dalbanayo dib u dhigista waqtiga doorashada u gudbiyey guddoonka baarlamaanka Kooxda Been abuurka ah.

Mar uu sharraxayey sababta ku kalliftay inuu go’aankan qaato, wuxuu sheegay in uusan dooneyn muddo kororsi, balse waqtiga baarlammaanku iclaamiyey ay muddo koobani ka harsan tahay suurogalna ahayn in lagu diyaar garoobo.

HOOS KA DHAGEYSO: