Markuu guursay ayaa Abbihiis u yimid asagoo ugu hambalyeynaya Guurka, kadibna Aabbihii markuu fariistay wuxuu Wiilkiisa ka dalbaday inuu u keeno Warqad iyo Qalin.
Kadib Wiilkii ayaa yiri: waan soo iibsaday dhammaan Agabkayga ama Alaabtaydi Buug iyo Qalin marka laga reebo ee Sabab aabbow?