“DAAWO MUUQAAL” C/Wali Gaas ” Waxyaabo Badan ayaan ka Tabanaynaa DFS”

0
” Waxaa sharafweyn noo ah maanta inaan soo dhaweyno Raysal-wasaaraha dalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo nagu soo gaaray socdaal yar oo gaaban , waxaana uu raysal-waasaruhu u yimi inaanu kawada tashano xiriirka Dawladda Puntland iyo Federaalka ” Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.
DAAWO MUUQAAL: