DHAGEYSO:- Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Su’aalo adag weydiinaya Wasiirka Maaliyada..

0

Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya waxaa maanta hortagayo  wasiirka Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya, waxaana laga doonayaa inuu faahfaahin ka bixiyo mushaar la’aanta heysta shaqalaaha dowlada Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Xildhibaanada ay maanta Su’aalooyiin dhowr ah ay weydiinayaan Wasiirka Maaliyada Soomaaliya.

Bilihii la soo dhaafay waxa aan jirin wax Mushaar ah oo ay qaateen Shaqaalaha Dowlada Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee Ciidamada.