DHAGEYSO:- Madaxweynaha oo Beesha Caalamka hal Arrin ka codsaday..

0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beesha caalamka ka dalbaday horumarinta amaanka Soomaaliya iyo dib u dhiska dalka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Beesha Caalamka ay ka codsanayaan in ay muujiyaan kaalintooda ku aadan hormarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya.

Waxa uu xusay in ay muhiim tahay in Beesha Caalamka aysan balanqaadkooda ku egaan af oo keliya balse ay muhiim tahay in ficil lo bedelo.