Wafddigii RW Cumar Cabdirashiid ee Kismaayo laga sugaayay oo baaqday (Akhri sababta)

0

Ayadoo la filayay in Wafddi uu hogaaminayo RW Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake uu maanta soo gaadho magaalada Kismaayo ayaa waxaa baaqday Wafddiga Ra’iisal wasaaraha, lamina garanayo sababta keentay in wafddigu uu baaqdo.

Warar hor dhac oo aanu ka heleyno maamulka Axmed Madoobe ayaa sheegaya inay hakad ku timid diyaaradii soo qaadi lahayd wafddiga Ra’iisal wasaaraha taasoo sababtay inuu baaqdo Ra’iisal wasarah.

LA SOCO WIXII KU SOO KORDHAA.