TOP DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Gudiga Farsamada ee Shirka Cadaado oo Jawaab deg deg ah siiyay Maamulka Puntland

0

Gudiga Farsamada ee maamul u samayn ta gobalada ku yaala Bartamaha Soomaaliya ayaa Jawaab deg deg ah ka bixiyay hadalka ka soo yeeray Puntland.

Afhayeenka Gudiga Sheekh Cumar Cali Rooble oo wareysi siiyay Allgalgaduud ayaa wuxuu sheegay in maamulkaan uusan caqabad ku ahayn  dhamaan maamulada jira.

Sidoo kale wuxuu sheegay in qorsha maamulkaan uusan ku xad gudbayn maamulka Puntland ee horay u dhisnaa.

 

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA.