DHAGEYSO:- Xukuumada Soomaaliya oo rajo wanaagsan ka muujisay xalinta khilaafka Dowlada iyo Raaskambooni

0

Xukuumada Soomaaliya ayaa ka warbixiyay Halka uu  marayo wada hadalada u  dhaxeeya Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo  Maamulka Jubba, iyo shaqada ay hayaan guddiga Heerka Wasiirada ahaa ee loo xil saaray Arrinta khilaafka iyo muranka la xiriira  dhismaha Baarlamaanka Maleeshiyo beeleedka Raaskambooni.

Ku simaha Ra’isal Wasaaraha Dalka Ahna Wasiirka wasaarada Cadaalada Xukuumada Soomaaliya C/llaahi Ilka Jiir oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Rajo wanaagsan ay ka qabaan in uu guul ku soo dhamaado wada hadalada u soconaya Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Raaskambooni.

Hoos ka Dhageyso Codka:-