DHAGEYSO:- Wasaarada Maaliyada Soomaaliya oo amar lagu siiyay Joogteynta Mushaarka Shaqaalaha Dowlada

0

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Shaaciyay in ay Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya si adag kala hadleen Arrinta la xiriirta Mushaarka Shaqaalaha Dowlada oo bilihii dambe aanan qaadan wax Mushaar ah isla markaana Wasaarada Maaliyada ay ka codsanaya in la joogteen Mushaarka Shaqaalaha Dowlada.

Ku simaha Ra’isal Wasaaraha Dalka Ahna Wasiirka Wasaarada Cadaalada C/laahi Axmed Jaamac  Ilka Jiir oo Shalay Shir gudoominaayay Shirkii golaha Soomaaliya ayaa Arrimhaasi la xiriira Mushaaraadka kaga Warbixiyay Warbaahinta.

Hooska Dhageyso Codaka:-