DHAGEYSO WAREYSI:- Taliyaha Booliska Soomaaliya oo ka hadlay Arrimo Muhiim ah..

0

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya General maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo Wareysi Siiyay Idaacada BBC lanteeda Afka Soomaaliga ku hadasha ayaa ka hadlay qaabka Ciidamada Booliska ay u sugayaan amaanka Muqdisho inta lagu guda jira Bisha Ramadaan.

Taliyaha ayaa sidoo kale ka hadlay Cabashooyinka ka soo yeeraya Ciidamada Booliska Soomaaliya ee ku aadan Mushaaraadkooda iyo xuquuqdii ay ku lahaayeen Dowlada Soomaaliya oo aysan helin Bilihii la so dhaafay.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Taliyaha Booliska:-