TOOS U DHAGEYSO: Taliyaha Nabad Sugidda Gobolka Galguduud Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sida Ay U Fashilyeen Weerarki Magaalada Cadaado.

0

Taliyaha Ciidmada Nabad Sugidda Gobolka Galguduud Maxamed Cali oo ku sugan gudaha magaalada Cadaado ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay qaabki ay maanta u fashiliyeen weerarki Ismaadinta ahaa ee falaagada argagixisada ah ee Al Sabaab.

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso