Dhageyso+Daawo Sawirrada: Maydka Raggii Doonayay Inay Isku Qarxiyay Magaalada Cadaado.

0

Ragga weerarkaan fuliyay ayaa la sheegayaa inay tiro ahaan gaarayaan afar ruux, waxaana ay wateen gaari noociisa uu yahay SURF/RUNEYD, mid ka mid ah ragaasi ayaa isku qarxiyay agagaarka Xarunta Kafaalo.

Saddexda ruux ee kale oo hubaysnaa ayaa isku dayay inay xoog ku galaan xarunta, hayeeshe ciidamada ammaanka Xarunta Kafaalo, ayaa toogtay raggaasi, sida uu xaqiijiyay ruux ku sugan Magaalada Cadaado oo goobta wax ay ka dhaceen ka agdhawaa.

Afhayeenka Guddiga farsamada shirka Mamul u sameynta Gobolada Dhexe Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in weerarkaasi la fashiliyay oo ciidamada ammaanka ay ka hortageen.

Waxa UU sheegay inaysan jirin wax khasaaro ah oo Ergooyinka kasoo gaaray weerarkaan Shabaabka ay ku qaadeen xarunta Kafaalo ee Magaalada Cadaado.

DSC03099

DSC030921

 

DSC03041

DSC03042 DSC03043 DSC03044 DSC03045 DSC03048 DSC03050 DSC03051 DSC03053 DSC03057 DSC03064 DSC03068 DSC03071 DSC03072 DSC03076 DSC03080

Waxii Ka Soo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media