TOP DHAGEYSO WAREYSI:- Suldaan Waamo Oo Si Kulul Oga Hadlay Calanka Somaliyeed ee Lagu Gubay kismaayo.

0

Waxaa magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ka dhacay Shalay Banaanbax Kooban Oo Ay Sameeyeen Kooxda Axmed madoobe Waxeyna Sheegeen in Ay Diidanyihiin Dowladda Fedraalka ah ee somaliya.

Kooxdii dhigaysay ayaa Gubay astaanka qaranimada soomaliya ee calanka soomaliya intuu socday Banaanbaxa loogu soo horjeeday kala diristii  Baarlaman ku Sheeggii kismaayo.

Suldaan  waamo oo kamid ah Nabadoona ka soo jeeda gobolka Jubbada hoose ayaa  wax laga xumaaday ku tilmaamay go’aankii Lagu gubay Calanka soomaliya intuu socda Banaanbaxa Kooban

suldaanka  ayaa sidoo kale ku eedeeyay Koox beeleedka Raaskanbooni sidey wax u wadaan iyo dadka ku dhaqan magaalada kismaayo sidey iskaga horkeenayaaan.

Hoos ka dhageyso: